dalluugQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(dalluug, m.dh) Geed abaareed, gaaban, cufan oo leh laamo dhuudhuuban iyo caleemo yaryar; hayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
haynQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Geed abaareed aan qodax lahayn; dalluug.eeg hay. ld hays².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00