hayn

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed abaareed aan qodax lahayn; dalluug.
  2. eeg hay. ld hays².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dalluug

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dalluug, m.dh) Geed abaareed, gaaban, cufan oo leh laamo dhuudhuuban iyo caleemo yaryar; hayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hay

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-yay, -ysay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax xafidid. 2. (f.mg) La h.: wax kahelid. 3. (f.mg.) U h.: rati, hal abaahisiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Meel godan oo kuruska iyo misigta geela u dhexeysa.
  2. ld hayn².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur