daloolin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dalooli. ld duleelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dalooli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax dalool u yeelid. ld duleeli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

duleelin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld daloolin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur