qodaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hawl ku saabsan wax qodidda iyo falidda siiba beeraha. 2. Q. ah: dhul ku habboon beerashada. 3. Daloolinta la dalooliyo dhul.