dalxiis
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Tegidda meel la tago iyadoo looga danleeyahay raaxeysi iyo daawasho. 2. D. ah: qof meel tamashle iyo raaxeysi u jooga.
- Meel tamashle iyo raaxeysi ku tegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

