dalxiisidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dalxiis².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dalxiisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Tegidda meel la tago iyadoo looga danleeyahay raaxeysi iyo daawasho. 2. D. ah: qof meel tamashle iyo raaxeysi u jooga.Meel tamashle iyo raaxeysi ku tegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00