damaashaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh oo lagu muujiyo maalin taariikh weyn leh.Maalin taariikh weyn leh ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh ku muujin.