dambeed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ddo/-dyo, m.dh)
Macnaha:
- (xis.)Ururka xubnaha dambe ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh tirsaneyaal ee la dhigo dhidibka taagan (dhidibtay) ee garaaf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

