dameerfarowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dameer weyn, banjoog ah oo leh midab diillimo caddaan iyo madow ah. ld farow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
farowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-wyo, m.dh)Macnaha:1. Gammaan dibadeed, leh midab isugu jira diillimo caddaan iyo madow ah oo laga helo Afrika kaliya. 2. Xoolaha aadka u cayila. 3. Xararka rarada lagu dhigo jaad ka mid ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0