farow
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-wyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Gammaan dibadeed, leh midab isugu jira diillimo caddaan iyo madow ah oo laga helo Afrika kaliya. 2. Xoolaha aadka u cayila. 3. Xararka rarada lagu dhigo jaad ka mid ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

