damin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg dami. ld damis, demin, demis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Dab, nal iwm bakhtin. 2. Dhibaato xasilin. ld demi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

damis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld damin.

demin

demis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld demin.