dammaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Wareer culus oo qofku kala garan waayo meesha iyo waqtiga uu joogo.Wareer culus oo meesha iyo waqtiga la joogo lala kala garan waayo la kulmid.