sammaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dammaad.
  2. Qof wax miyir beelay noqosho.

Lamidka: Dammaad

dammaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wareer culus oo qofku kala garan waayo meesha iyo waqtiga uu joogo.
  2. Wareer culus oo meesha iyo waqtiga la joogo lala kala garan waayo la kulmid.