danaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waxtar; dheef.
  2. Meel bannaan oo kayni ku wareegsantahay.

waxtar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qiimaha isticmaal ee wax leeyihiin. 2. Nafaqada raashin laga helo. 3. W. ah: nafley waxqabad leh. 4. ld waxtarid.

dheef

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro. 2. Dulsaarka faa'iido ahaan looga helo lacag bangi la dhigtay.
  2. Ka dh.: wax faa'iido ka helid.