dheef
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro. 2. Dulsaarka faa'iido ahaan looga helo lacag bangi la dhigtay.
- Ka dh.: wax faa'iido ka helid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

