danaanyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg danaani². ld dannaanniyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

danaani

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. U d.: dad si danaana ah gacan ku siin.
  2. 1. Soo noqoshada dhawaaqa marka uu ku dhaco qararka darbiyada iwm. 2. Buuq ama bulaan ka soo baxa dad badan ama xoolo iwm. 3. Cida dameeraha; durruqaan. ld dannaanni¹.
  3. Qar, derbi iwm dhawaaq soo celin. ld dannaanni².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dannaanniyid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld danaanyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur