danaani

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. U d.: dad si danaana ah gacan ku siin.
  2. 1. Soo noqoshada dhawaaqa marka uu ku dhaco qararka darbiyada iwm. 2. Buuq ama bulaan ka soo baxa dad badan ama xoolo iwm. 3. Cida dameeraha; durruqaan. ld dannaanni¹.
  3. Qar, derbi iwm dhawaaq soo celin. ld dannaanni².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

durruqaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ci'da dameeraha. 2. Hadal edebdarro ku jirto oo qof aan xishoonayni ku hadlo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dannaanni

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld danaani¹.
  2. ld danaani².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur