danaysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg danaysan. ld danaysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
danaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Macnaha:Wax wax kale lagu daray ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
danaysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld danaysnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00