danjireQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Macnaha:Nin wakiil ka ah dawlad kale; safiir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
safiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Danjire dalkiisa u jooga dal kale oo shaqo dibolomaasi u haya.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00