safiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Danjire dalkiisa u jooga dal kale oo shaqo dibolomaasi u haya.