darandoorri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nooc ciyaarsiiska ka mid ah oo uu qofka taagani si aan kala go'lahayn cagaha dhulka ula dhaco. 2. D. ah: fal aan si kala go'lahayn u dhaca. 3. dl. darandoorriyid.
  2. 1. (f.g) Neef geel ah, laba nin hal mar si dhaqso leh u wada lisid. 2. (f.g) Rasaas iwm si aan kala go'lahayn u ridid. 3. (f.mg) Si isdabajoog ah cagaha dhulka ula dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

darandoorriyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg darandoorri². ld darandoorri¹ (3), darandoorrin, darandoorris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur