daranyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dacdarro.Lamidka: DacdarroSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dacdarroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhibaato badan oo ay nafley nolosha kala kulanto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0