dacdarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhibaato badan oo ay nafley nolosha kala kulanto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur