darar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Caano badan oo candho xoolaad ku yaal. 2. ld dararid.
  2. Neef xoolo ah candhadiisa caano badan ka muuqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dararid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg darar². ld darar¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur