dardaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dardar³. ld barbarid, berberid, dardar¹, derder¹, derderid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dardarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dardarid.1. Xoog, karti iwm oo aan weli la isticmaalin; carcar. 2. Jiiridda wax la jiiro. 3. D. ah: dhabbe aad loo maro.Wax jiirid; jibaaxid. ld barbar², berber², derder³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
barbaridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dardarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
berberidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dardarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
derderQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dardarid.ld dardar³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
derderidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dardarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0