dareersasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dareerso. ld dareersad, dureersad, dureersasho.

dareerso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Xoolo meel ay tuurnaayeen ka kaxaysasho. ld dureerso.

dareersad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dareersasho.

dureersad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dareersasho.

dureersasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dareersasho.