dareerso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Xoolo meel ay tuurnaayeen ka kaxaysasho. ld dureerso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dureerso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld dareerso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur