darmaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha:
- 1. Ubad fardood oo lab. 2. Nin mingis qaba.
- 1. Ubad fardood oo dheddig. 2. Qof dumar ah oo qaba mingis.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha: