laag
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Fac; asaag; mataan. 2. (m.l./dh) Meel biyo baxeen oo haadaan ah.
- 1. (juqr.) Togagga iyo webiyadu meesha ay badda uga darmaan. 2. (bot.) Geedku meesha uu labada qaybood uga kala baxo; labalaako. ld lag (4).
- (juqr.) Laag webi ama durdur oo ku biirisa biyaheeda webi weyn, isagoo kaga biyo daraya labada dhinac ama bar marinkiisa ka mid ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

