daruurinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg daruuri².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daruuriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:D. ah: wax nolosha aanay ka maarmin.1. Isu d.: arrin ama meel si geesinnimo iyo degdeg leh u gelid. 2. U d.: wadaan, weel iwm ceel si degdeg ah ugu ridid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0