daruuri
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- D. ah: wax nolosha aanay ka maarmin.
- 1. Isu d.: arrin ama meel si geesinnimo iyo degdeg leh u gelid. 2. U d.: wadaan, weel iwm ceel si degdeg ah ugu ridid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: