dawaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dawar². ld dawar¹, dewer¹, dewerid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dawarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dawarid.1. (f.g) Baryo iyo yabooh u wareegid. 2. (f.g) Markab ama doon washirid. 3. (f.mg) Markab ama doon leexin. ld dewer².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dewerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dawarid.ld dawar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
deweridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dawarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0