dawar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dawarid.
  2. 1. (f.g) Baryo iyo yabooh u wareegid. 2. (f.g) Markab ama doon washirid. 3. (f.mg) Markab ama doon leexin. ld dewer².

dawarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dawar². ld dawar¹, dewer¹, dewerid.

dewer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dawarid.
  2. ld dawar².