Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg dayo².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
1. Caleenta quraca, siiba intay weli qoyantahay. 2. ld dawaco.
1. (f.g) Ka d.: wax meel ka raadsasho. 2. (f.g) Ka d.: wax, wax kale ka dhex xulasho. 3. (f.mg) Ku d.: qof, qof kale wax uu sameeyey ka daba samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur