debci

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax giigsan sida xarig iwm. giigsanaanta ka bi'in. ld dabci².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabci

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay; baxaalli, abuur. ld dabeec (1), dabeecad (1), dabeeco, dabiicad.
  2. ld debci².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur