dabac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld debcid.
  2. ld debec².

debcid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg debec². ld dabac¹, dabcid, debac¹, debec¹.

debec

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld debcid.
  2. 1. Xarig, guntin iwm wax giigsanaantii ka ba'day noqosho. 2. U d.: wax u dhega nuglaan. ld dabac², debac².