degdegQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhaqsiyaha wax lagu qabto. 2. D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg¹, deddegsiinyo, degdegsiinyo.Si dhaqsiya ah wax u qabasho. ld deddeg².