degdeg
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dhaqsiyaha wax lagu qabto. 2. D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg¹, deddegsiinyo, degdegsiinyo.
- Si dhaqsiya ah wax u qabasho. ld deddeg².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

