deegQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. D. ah: qof wax lahaa oo faqriyey. 2. ld deegid.Istaag! ( fardaha ayaana loo adeegsadaa).1. Qof cayrtoobid. 2. Qoor kacsi dartiis la caatoobid. 3. Fardo fuulid.