qabbaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha:
- 1. Qof qof kale u adeega; midiidin. 2. Miisaan weyn oo waxyaabaha culus lagu miisaamo.
- Qof qof kale u adeega, midiidin (naag).
- U q.: cid u adeegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

