degaami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld degaamee.

degaamee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Macnaha:

  1. Meel degaan ka dhigid. ld deegaamee, deegaami, degaami.