dembaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dembi. ld dambaab¹, denbaab¹.
  2. Dambi falid. ld dambaab², denbaab².

dembi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan. 2. Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.

dambaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dembaab¹.
  2. ld dembaab².

denbaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dembaab¹.
  2. ld dembaab².