dereg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Daryeel.

Lamidka: Daryeel

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daryeel

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Macnaha:

  1. Wax xannaanayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

Daryeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waxtar; kaalmo; taageero; gargaar. 2. ld daryaalid.

Lamidka: waxtar, kaalmo, taageero, gargaar

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur