Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)
Macnaha:
Wax xannaanayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Waxtar; kaalmo; taageero;
gargaar. 2. ld daryaalid.
Lamidka: waxtar, kaalmo, taageero, gargaar
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur