dermad
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Gees lo'aad inta la kululeeyey la soo laabay oo diillimo bati ah (macdan) lagu shaqlay oo dhallinta shirta ciyaarta cududda bidix ku xirtaan, balaayo xijaab ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

