dhaabdhaab dhaabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhaabQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:1. Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhismo iwm. 2. Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato; kabar.Qof, bir, iwm dhulka xoog ugu mudid si uu u xajiyo dhismo iwm.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00