Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg dhaaclee. ld dhaalcayn, dhaclayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)
Macnaha:
Xarig hab quruxsan oo afar dhudood ah u samayn. ld dhaalcee, dhaclee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur