dhaaclee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Xarig hab quruxsan oo afar dhudood ah u samayn. ld dhaalcee, dhaclee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaalcee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. ld dhaaclee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaclee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. ld dhaaclee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur