dhaacle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Xarig dhuuban, afar dhudood ah, labada dacal bul ku leh, ka samaysan dun qurxoon oo gabdhaha dhexda ku xirtaan. 2. Suun ballaaran, bulal lagu qurxiyey oo fardaha qoorta loogu xiro. 3. Hab quruxsan, oo xarkaha afar dhudoodka ah loo sameeyo. ld dhaalce, dhacle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaalce

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. ld dhaacle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhacle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaacle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur