dhaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaad². ld dhaadis, dhaagid.
  2. ld dhaagid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dad, m.l)

Macnaha:

  1. Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa.
  2. 1. Neef qoob ka xirid si aanu u cararin. 2. Dheri, xeero, burjiko iwm tolid. 3. Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaadis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaagid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaadid.
  2. Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld dhaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur